Boolis ayaa 15-kii August 2023 isku dayayay in ay ilaaliyaan dad ka baxsanayay xaafadda Carrefour Feuilles ee caasimadda Port-au-Prince ee dalka Haiti, kadib markii ay koox burcad hubaysan ah qabsatay deegaanka. (Xuquuqda sawirka Reuters/Ralph Tedy Erol).

Haiti ayaa kamid noqotay dalalka kuwa dila weriyayaasha ay u badan tahay in aan loo ciqaabin dembiga ay galeen.