Tusmada la xisaabtan la’aanta caalamiga ah ee CPJ 2020 ayaa diiradda lagu saaray dalalka weriyayaasha lagu dilo, kuwa dilana aan lala xisaabtamin Elana Beiser/Agaasimaha Tifaftirka ee CPJ Waxaa la daabacay Oktobar 28, 2020 Horumarka laga sameeyay yareynta dilalka daafaha caalamka loogu geysto weriyayaasha ayaa ah mid aan cago badan ku taagneyn oo ay wax u…