Dad 17-kii July 2021 isugu soo baxay magaalada New Dehli ee Hindiya ayaa shumacyo iftiimaya dhinac dhigay sawirka weriye Danish Siddiqui oo u shaqeynayay wakaaladda wararka ee Reuters, oo la dilay xilli uu ka warramayay dagaal ciidamada Afghanistan iyo xooggaga Taliban ku dhexmaray meel u dhaw xuduudda Pakistan. Sida lagu sheegay baaritaan ay samaysay hay’adda CPJ, ugu yaraan 27 weriye ayaa sanadkii 2021 loo dilay shaqooyinka ay hayeen. (xuquuqda sawirka Reuters/Anushree Fadnavis)

Weerarrada ka dhanka ah saxaafadda: Dalalka ay dilalka ugu badan ka dhaceen 2021