Weriyayaasha Mexico oo sita sawirrada saaxiibadood la dilay ayaa 25-kii January 2022 ka mudaharaaday dilal dhawaan magaalada Veracruz ee dalkaas loogu geystay Margarito Martinez iyo Lourdes Maldonado. Xuquuqda sawirka (Reuters/Yahir Ceballos)

Dilaayaasha aan lala xisaabtamin: Inta badan kuwa dila weriyayaasha oo weli xor ah