201

11 results

Haiti ayaa kamid noqotay dalalka kuwa dila weriyayaasha ay u badan tahay in aan loo ciqaabin dembiga ay galeen.

Waxaa qortay Arlene Getz Cadaalad u helid la’aanta joogtada ah ee ku aaddan dilalka weriyayaasha ayaa khatar weyn ku ah xorriyadda saxaafadda. Toban sano kadib markii ay Qaramada Midoobay maalin caalami ah u astaysay soo afjaridda la xisaabtan la’aanta dembiyadda loo geysto weriyayaasha – iyo in ka badan 30 sano kadib markii ay hay’adda CPJ…

Read More ›

Dilaayaasha aan lala xisaabtamin: Inta badan kuwa dila weriyayaasha oo weli xor ah

Waxaa qortay Jennifer Dunham/Agaasime Kuxigeenka Tifaftirka ee CPJ Ma jirto cid lagula xisaabtamay ku dhawaad 80% dilalka weriyayaasha la laayay tobankii sano ee la soo dhaafay, sida lagu ogaaday Tusmada La Xisaabtan La’aanta Caalamiga ah ee CPJ 2022, iyadoo dowladuhu aanay dan weyn ka lahayn wax ka qabashada arrintan. Waxaa la daabacay 1-da Nofembar, 2022…

Read More ›

Askar ka tirsan sirdoonka Somaliland oo weerarray 3 weriye; xirtayna weriye Cabdisalaan Axmed Cawad

Nairobi, 11-ka Abriil, 2022 — Waa in mas’uuliyiinta Somaliland ay shuruud la’aan sii daayaan weriye madax bannaan Cabdisalaan Axmed Cawad, isla markaana lala xisaabtamo askarta ka tirsan hay’adda sirdoonka ee dhibaatada iyo cagajugleynta u geystay weriyahaas iyo laba weriye oo kale, sida ay Isniintii sheegtay hay’adda the Committee to Protect Journalists (CPJ).  Habeenkii 18-ka March,…

Read More ›

Inta badan weriyayaasha la dilay oo aan weli cadaallad loo helin

Isla xisaabtan la’aanta joogtada noqotay ee Afghanistan ayaa walaaceeda leh, xilli ay sii badanayaan weerarrada ka dhanka ah weriyayaasha New York, 28-ka Oktobar, 2021 – Tobankii sano ee la soo dhaafay, 226 kamid ah 278 weriye ee dilalkooda lala xiriiriyay musuq-maasuqa, dembiyada abaabulan, ururada xagjirka ah iyo aargoosi uga yimid dowladaha ayaan dilkooda cidna lagula…

Read More ›

Kuwa dila weriyayaasha oo aan weli lala xisaabtamin

Ma jirto cid lagula xisaabtamay 81% dilalka loo geystay weriyayaasha tobankii sano ee la soo dhaafay, sida lagu ogaaday Tusmada CPJ ee La Xisaabtan La’aanta Caalamiga ah ee 2021.  Waxaa qortay Jennifer Dunham/Agaasime Kuxigeenka Tifaftirka ee CPJ Waxaa la daabacay Oktobar 28, 2021 Soomaaliya ayaa weli kaalinta koobaad uga jirta dalalka aan la xallin dilalka…

Read More ›

Artwork: Jack Forbes

Qalabka Badqabka Dijitaalka

 Waxaa markii u dambeysay dib u eegis lagu sameeyay 26-kii April, 2021 Weriyayaasha waxaa looga baahan yahay inay difaacaan naftooda iyo dadka ay xogta ka helaan iyagoo la soconaya wararka u dambeeyay ee ammaanka dijitaalka iyo khatarta dhanka jabsashada xogta, farriimaha kuwa wax jabsada iyo dabagalka. Waa in weriyayaasha ay ka fekeraan macluumaadka ay mas’uulka…

Read More ›

A picture taken on October 1, 2019, shows the logos of mobile apps Instagram, Snapchat, Twitter, Facebook, Google, and Messenger. (AFP/Denis Charlet)

Badqabka Dijitaalka: Iska Ilaalinta Weerarrada Online-ka

Waxaa la cusbooneysiiyay 28-kii Sebtembar 2020 Weriyayaasha iftiimiya wararka marin habaabinta ah, mala awaalka ah, ama been abuurka ah ayaa inta badan waxaa weerarro dhanka online-ka ah ku beegsada dadka soo diyaariyay wararkaas, kuwa taageersan iyo kuwa siyaasad ahaan u janjeera dhinacaas. Dadka taageersan faafinta xogta noocaas ah ayaa soo abaabuli kara weerarro nidaamsan oo…

Read More ›

Badqabka Muuqda iyo Kan Dijitaalka: Xariga iyo Qabashada

Tebinta wararka qaar – sida tacaddiyada xuquuqda aadanaha, musuq-maasuqa ama rabshadaha – ayaa weriyayaasha u horseedi kara khatar ah in la xiro ama la qabto, gaar ahaan dalalka ay ka jiraan nidaamyada keli-taliska ah ama ay ka hawlagaan ciidamo badan. Marka ay ku qabtaan laamaha ammaanka, waa inta badan wanaagsan in aad amarkooda raacdo, xitaa…

Read More ›

Caqabado dhanka sharciga ah ayaa hakin kara horumarka laga gaaray xal u helidda dilalka weriyayaasha

Tusmada la xisaabtan la’aanta caalamiga ah ayaa diiradda lagu saaray dalalka kuwa weriyayaasha dilo aan lala xisaabtamin Horumarka aan cagaha badan ku taagneyn ee laga sameeyay yareynta dilalka daafaha caalamka loogu geysto weriyayaasha ayaa waxaa hakin kara racfaanno dhanka sharciga ah iyo hogaan la’aan siyaasadeed, sida lagu ogaaday warbixin cusub oo ay maanta daabacday hay’adda…

Read More ›

La Xisaabtan La’aanta Kuwa Dila Weriyayaasha

Tusmada la xisaabtan la’aanta caalamiga ah ee CPJ 2020 ayaa diiradda lagu saaray dalalka weriyayaasha lagu dilo, kuwa dilana aan lala xisaabtamin Elana Beiser/Agaasimaha Tifaftirka ee CPJ  Waxaa la daabacay Oktobar 28, 2020 Horumarka laga sameeyay yareynta dilalka daafaha caalamka loogu geysto weriyayaasha ayaa ah mid aan cago badan ku taagneyn oo ay wax u…

Read More ›