Afsoomaali

  
A picture taken on October 1, 2019, shows the logos of mobile apps Instagram, Snapchat, Twitter, Facebook, Google, and Messenger. (AFP/Denis Charlet)

Badqabka Dijitaalka: Iska Ilaalinta Weerarrada Online-ka

Waxaa la cusbooneysiiyay 28-kii Sebtembar 2020 Weriyayaasha iftiimiya wararka marin habaabinta ah, mala awaalka ah, ama been abuurka ah ayaa inta badan waxaa weerarro dhanka online-ka ah ku beegsada dadka soo diyaariyay wararkaas, kuwa taageersan iyo kuwa siyaasad ahaan u janjeera dhinacaas. Dadka taageersan faafinta xogta noocaas ah ayaa soo abaabuli kara weerarro nidaamsan oo…

Read More ›

Badqabka Muuqda iyo Kan Dijitaalka: Xariga iyo Qabashada

Tebinta wararka qaar – sida tacaddiyada xuquuqda aadanaha, musuq-maasuqa ama rabshadaha – ayaa weriyayaasha u horseedi kara khatar ah in la xiro ama la qabto, gaar ahaan dalalka ay ka jiraan nidaamyada keli-taliska ah ama ay ka hawlagaan ciidamo badan. Marka ay ku qabtaan laamaha ammaanka, waa inta badan wanaagsan in aad amarkooda raacdo, xitaa…

Read More ›

Caqabado dhanka sharciga ah ayaa hakin kara horumarka laga gaaray xal u helidda dilalka weriyayaasha

Tusmada la xisaabtan la’aanta caalamiga ah ayaa diiradda lagu saaray dalalka kuwa weriyayaasha dilo aan lala xisaabtamin Horumarka aan cagaha badan ku taagneyn ee laga sameeyay yareynta dilalka daafaha caalamka loogu geysto weriyayaasha ayaa waxaa hakin kara racfaanno dhanka sharciga ah iyo hogaan la’aan siyaasadeed, sida lagu ogaaday warbixin cusub oo ay maanta daabacday hay’adda…

Read More ›

Maxkamadda milateriga Soomaaliya oo dembi ku weyday weriye Maxamed Cabdiwahab Nuur

Nairobi, Agoosto 5, 2020—Iyadoo ka jawaabaysa xukunkii ay maanta maxkamadda milateriga Soomaaliya ku riday weriye idaacadeed Maxamed Cabdiwahab Nuur, kaasoo ay ku weyday eedeymihii ahaa inuu dil geystay kana tirsan yahay ururka Al-Shabaab, ayaa Hay’adda Caalamiga ah ee Difaaca Weriyayaasha waxa ay soo saartay qoraalka soo socda: “Waxaan ku faraxsannahay in maxkamadda milateriga ay caddeysay…

Read More ›

Talooyinka Badqab ee CPJ: Tebinta wararka fayraska Corona ee Safmarka ah

Waxaa la cusbooneysiiyay 14-kii Agoosto, 2020 Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa 11-kii Maarso 2020 shaacisay in cudurka COVID-19 (fayraska Corona ee aan horay loo arag) uu yahay safmar. Weriyayaasha caalamka oo dhan ayaa dowr muhiim ah ka cayaara sidii dadweynaha ay u heli lahaayeen wararka ku aaddan fayraska iyo dedaallada ay dowladaha uga hortagayaan inkastoo…

Read More ›