Hay’adda u ololeysa difaaca xuquuqda weriyayaasha ee The Committee to Protect Journalists (CPJ) ayaa ku biirtay lix urur oo u doodda xorriyadda saxaafadda iyo xuquuqda aadanaha oo Isniintii soo saaray warqad ay ugu baaqayaan dowladda Soomaaliya inay laasho eedeymaha dembi ee loo haysto Cabdalla Axmed Muumin oo u ololeeya xorriyadda warbaahinta ahna weriye madax-bannaan. Dowladda ayaa Cabdalla oo…
Nairobi, 11-ka Oktoobar, 2022 – Iyadoo ka jawaabaysa wararka sheegaya in la xiray Cabdalle Axmed Muumin oo ah weriye madax bannaan una ololeeya xorriyadda saxaafadda Soomaaliya, ayaa hay’adda Difaaca Weriyayaasha (CPJ) waxa ay Talaadadii baahisay qoraalkan, iyadoo ku dalbatay in degdeg loo sii daayo: “Cabdalle Axmed Muumin waxa uu si joogta ah oo cabsi la’aan…
Lusaka, July 1, 2022 – Waa in mas’uuliyiinta Soomaaliya ay si degdeg ah oo adag u baaraan qarax ay ku dhinteen saddex qof, kuna dhaawacmeen weriyayaasha kala ah Cabdikariim Maxamed Siyaad iyo Khaalid Maxamuud Cismaan, isla markaana lala xisaabtamo kuwa ka dambeeyay falkaas, waxaa sidaa Jimcihii sheegtay hay’adda the Committee to Protect Journalists. Isniintii 27-ka…
New York, 23-ka May, 2022 – Iyadoo ka jawaabaysa wararka warbaahinta iyo qoraallada ka soo baxay hay’adaha maxalliga ah ee xuquuqda aadanaha ee sheegaya in Isniintii ay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ku xukuntay weriyayaasha kala ah: Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijabbar Maxamed Xuseen min 16 bilood oo xabsi ah, iyagoo loo haysto dacaayad…
Nairobi 15-ka Abriil, 2022 – Waa in mas’uuliyiinta Somaliland ay si shuruud la’aan ah oo aan dacwo wadan u sii daayaan 13 weriye oo tan iyo 13-kii Abriil xidhan, isla markaana aanay wax kiis ah ku soo oogin laba weriye oo markii dambe la sii daayay, waxaa sidaa Jimcihii sheegtay hay’adda the Committee to Protect…
Nairobi, 11-ka Abriil, 2022 — Waa in mas’uuliyiinta Somaliland ay shuruud la’aan sii daayaan weriye madax bannaan Cabdisalaan Axmed Cawad, isla markaana lala xisaabtamo askarta ka tirsan hay’adda sirdoonka ee dhibaatada iyo cagajugleynta u geystay weriyahaas iyo laba weriye oo kale, sida ay Isniintii sheegtay hay’adda the Committee to Protect Journalists (CPJ). Habeenkii 18-ka March,…
Lusaka, 28 Janaayo 2022 – Waa in maamulka Hirshabelle ee Soomaaliya uu degdeg u joojiyo hanjabaadaha iyo faafreebka uu ku hayo warbaahinta, gaar ahaan xariga aan loo meeldayin iyo xiritaanka idaacadaha ka fekerka duwan, ayay Jimcihii sheegtay hay’adda the Committee to Protect Journalists. Galabnimadii Jimcaha ay taariikhdu ahayd 21 Janaayo 2022, ciidan hubaysan oo ka…
Weerarrada argagixisada ayaa si weyn isu bedalaya, khatartuna waa mid si dhakhsa ah u rumoobi karta – oo noqon karta qaraxyo, weerarro ay fuliyaan dabley, weerarro loo adeegsado toori, gawaari ama xitaa xarumo la qabsado. Si ay u yaraato khatartaas: · Xaqiiji in aad haysato qalabka difaaca jirka ee ku haboon xaaladdaas. · Hawshaada yaaanay kaa mashquulin in aad…
Isla xisaabtan la’aanta joogtada noqotay ee Afghanistan ayaa walaaceeda leh, xilli ay sii badanayaan weerarrada ka dhanka ah weriyayaasha New York, 28-ka Oktobar, 2021 – Tobankii sano ee la soo dhaafay, 226 kamid ah 278 weriye ee dilalkooda lala xiriiriyay musuq-maasuqa, dembiyada abaabulan, ururada xagjirka ah iyo aargoosi uga yimid dowladaha ayaan dilkooda cidna lagula…
Waxaa markii u dambeysay dib u eegis lagu sameeyay 26-kii April, 2021 Weriyayaasha waxaa looga baahan yahay inay difaacaan naftooda iyo dadka ay xogta ka helaan iyagoo la soconaya wararka u dambeeyay ee ammaanka dijitaalka iyo khatarta dhanka jabsashada xogta, farriimaha kuwa wax jabsada iyo dabagalka. Waa in weriyayaasha ay ka fekeraan macluumaadka ay mas’uulka…