Weriyayaasha kala ah Khaalid Maxamud Cismaan (bidix) iyo Cabdikariim Maxamed Siyad (midig) oo ku jira cisbitaal kadib dhaawacyo ka soo gaaray qarax. (Sawirka: Hirshabelle TV)

Weriyayaal Soomaali ah oo ku dhaawacmay qarax xilli ay tebinayaan hawlgal milateri oo ka dhan ah Al-Shabaab