somalia

5 results

Haiti ayaa kamid noqotay dalalka kuwa dila weriyayaasha ay u badan tahay in aan loo ciqaabin dembiga ay galeen.

Waxaa qortay Arlene Getz Cadaalad u helid la’aanta joogtada ah ee ku aaddan dilalka weriyayaasha ayaa khatar weyn ku ah xorriyadda saxaafadda. Toban sano kadib markii ay Qaramada Midoobay maalin caalami ah u astaysay soo afjaridda la xisaabtan la’aanta dembiyadda loo geysto weriyayaasha – iyo in ka badan 30 sano kadib markii ay hay’adda CPJ…

Read More ›

Dilaayaasha aan lala xisaabtamin: Inta badan kuwa dila weriyayaasha oo weli xor ah

Waxaa qortay Jennifer Dunham/Agaasime Kuxigeenka Tifaftirka ee CPJ Ma jirto cid lagula xisaabtamay ku dhawaad 80% dilalka weriyayaasha la laayay tobankii sano ee la soo dhaafay, sida lagu ogaaday Tusmada La Xisaabtan La’aanta Caalamiga ah ee CPJ 2022, iyadoo dowladuhu aanay dan weyn ka lahayn wax ka qabashada arrintan. Waxaa la daabacay 1-da Nofembar, 2022…

Read More ›

Somali freelance journalist Abdalle Ahmed Mumin. (Abdalle Ahmed Mumin)

Sirdoonka Soomaaliya oo xiray Cabdalle Axmed Muumin oo u ololeeya xorriyadda saxaafadda

Nairobi, 11-ka Oktoobar, 2022 – Iyadoo ka jawaabaysa wararka sheegaya in la xiray Cabdalle Axmed Muumin oo ah weriye madax bannaan una ololeeya xorriyadda saxaafadda Soomaaliya, ayaa hay’adda Difaaca Weriyayaasha (CPJ) waxa ay Talaadadii baahisay qoraalkan, iyadoo ku dalbatay in degdeg loo sii daayo: “Cabdalle Axmed Muumin waxa uu si joogta ah oo cabsi la’aan…

Read More ›

Weriyayaal Soomaali ah oo ku dhaawacmay qarax xilli ay tebinayaan hawlgal milateri oo ka dhan ah Al-Shabaab

Lusaka, July 1, 2022 – Waa in mas’uuliyiinta Soomaaliya ay si degdeg ah oo adag u baaraan qarax ay ku dhinteen saddex qof, kuna dhaawacmeen weriyayaasha kala ah Cabdikariim Maxamed Siyaad iyo Khaalid Maxamuud Cismaan, isla markaana lala xisaabtamo kuwa ka dambeeyay falkaas, waxaa sidaa Jimcihii sheegtay hay’adda the Committee to Protect Journalists.  Isniintii 27-ka…

Read More ›

Kuwa dila weriyayaasha oo aan weli lala xisaabtamin

Ma jirto cid lagula xisaabtamay 81% dilalka loo geystay weriyayaasha tobankii sano ee la soo dhaafay, sida lagu ogaaday Tusmada CPJ ee La Xisaabtan La’aanta Caalamiga ah ee 2021.  Waxaa qortay Jennifer Dunham/Agaasime Kuxigeenka Tifaftirka ee CPJ Waxaa la daabacay Oktobar 28, 2021 Soomaaliya ayaa weli kaalinta koobaad uga jirta dalalka aan la xallin dilalka…

Read More ›