2 results
Waxaa qortay Jennifer Dunham/Agaasime Kuxigeenka Tifaftirka ee CPJ Ma jirto cid lagula xisaabtamay ku dhawaad 80% dilalka weriyayaasha la laayay tobankii sano ee la soo dhaafay, sida lagu ogaaday Tusmada La Xisaabtan La’aanta Caalamiga ah ee CPJ 2022, iyadoo dowladuhu aanay dan weyn ka lahayn wax ka qabashada arrintan. Waxaa la daabacay 1-da Nofembar, 2022…
Ma jirto cid lagula xisaabtamay 81% dilalka loo geystay weriyayaasha tobankii sano ee la soo dhaafay, sida lagu ogaaday Tusmada CPJ ee La Xisaabtan La’aanta Caalamiga ah ee 2021. Waxaa qortay Jennifer Dunham/Agaasime Kuxigeenka Tifaftirka ee CPJ Waxaa la daabacay Oktobar 28, 2021 Soomaaliya ayaa weli kaalinta koobaad uga jirta dalalka aan la xallin dilalka…