2021

  
Artwork: Jack Forbes

Badqabka Muuqda: Weerarrada Argagixisada

Weerarrada argagixisada ayaa si weyn isu bedalaya, khatartuna waa mid si dhakhsa ah u rumoobi karta – oo noqon karta qaraxyo, weerarro ay fuliyaan dabley, weerarro loo adeegsado toori, gawaari ama xitaa xarumo la qabsado. Si ay u yaraato khatartaas: ·      Xaqiiji in aad haysato qalabka difaaca jirka ee ku haboon xaaladdaas. ·      Hawshaada yaaanay kaa mashquulin in aad…

Read More ›

Inta badan weriyayaasha la dilay oo aan weli cadaallad loo helin

Isla xisaabtan la’aanta joogtada noqotay ee Afghanistan ayaa walaaceeda leh, xilli ay sii badanayaan weerarrada ka dhanka ah weriyayaasha New York, 28-ka Oktobar, 2021 – Tobankii sano ee la soo dhaafay, 226 kamid ah 278 weriye ee dilalkooda lala xiriiriyay musuq-maasuqa, dembiyada abaabulan, ururada xagjirka ah iyo aargoosi uga yimid dowladaha ayaan dilkooda cidna lagula…

Read More ›

Artwork: Jack Forbes

Qalabka Badqabka Dijitaalka

 Waxaa markii u dambeysay dib u eegis lagu sameeyay 26-kii April, 2021 Weriyayaasha waxaa looga baahan yahay inay difaacaan naftooda iyo dadka ay xogta ka helaan iyagoo la soconaya wararka u dambeeyay ee ammaanka dijitaalka iyo khatarta dhanka jabsashada xogta, farriimaha kuwa wax jabsada iyo dabagalka. Waa in weriyayaasha ay ka fekeraan macluumaadka ay mas’uulka…

Read More ›

A picture taken on October 1, 2019, shows the logos of mobile apps Instagram, Snapchat, Twitter, Facebook, Google, and Messenger. (AFP/Denis Charlet)

Badqabka Dijitaalka: Iska Ilaalinta Weerarrada Online-ka

Waxaa la cusbooneysiiyay 28-kii Sebtembar 2020 Weriyayaasha iftiimiya wararka marin habaabinta ah, mala awaalka ah, ama been abuurka ah ayaa inta badan waxaa weerarro dhanka online-ka ah ku beegsada dadka soo diyaariyay wararkaas, kuwa taageersan iyo kuwa siyaasad ahaan u janjeera dhinacaas. Dadka taageersan faafinta xogta noocaas ah ayaa soo abaabuli kara weerarro nidaamsan oo…

Read More ›

Badqabka Muuqda iyo Kan Dijitaalka: Xariga iyo Qabashada

Tebinta wararka qaar – sida tacaddiyada xuquuqda aadanaha, musuq-maasuqa ama rabshadaha – ayaa weriyayaasha u horseedi kara khatar ah in la xiro ama la qabto, gaar ahaan dalalka ay ka jiraan nidaamyada keli-taliska ah ama ay ka hawlagaan ciidamo badan. Marka ay ku qabtaan laamaha ammaanka, waa inta badan wanaagsan in aad amarkooda raacdo, xitaa…

Read More ›

2021