New York, 23-ka May, 2022 – Iyadoo ka jawaabaysa wararka warbaahinta iyo qoraallada ka soo baxay hay’adaha maxalliga ah ee xuquuqda aadanaha ee sheegaya in Isniintii ay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ku xukuntay weriyayaasha kala ah: Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijabbar Maxamed Xuseen min 16 bilood oo xabsi ah, iyagoo loo haysto dacaayad…