somaliland

4 results

Shan iyo toban weriye oo loo xidhay tebinta dagaal ka dhacay xabsiga Hargeysa, Somaliland

Nairobi 15-ka Abriil, 2022 – Waa in mas’uuliyiinta Somaliland ay si shuruud la’aan ah oo aan dacwo wadan u sii daayaan 13 weriye oo tan iyo 13-kii Abriil xidhan, isla markaana aanay wax kiis ah ku soo oogin laba weriye oo markii dambe la sii daayay, waxaa sidaa Jimcihii sheegtay hay’adda the Committee to Protect…

Read More ›

Askar ka tirsan sirdoonka Somaliland oo weerarray 3 weriye; xirtayna weriye Cabdisalaan Axmed Cawad

Nairobi, 11-ka Abriil, 2022 — Waa in mas’uuliyiinta Somaliland ay shuruud la’aan sii daayaan weriye madax bannaan Cabdisalaan Axmed Cawad, isla markaana lala xisaabtamo askarta ka tirsan hay’adda sirdoonka ee dhibaatada iyo cagajugleynta u geystay weriyahaas iyo laba weriye oo kale, sida ay Isniintii sheegtay hay’adda the Committee to Protect Journalists (CPJ).  Habeenkii 18-ka March,…

Read More ›

Laba weriyeyaal Soomaali ah oo 16 bilood loogu xukumay war been ah

New York, 23-ka May, 2022 – Iyadoo ka jawaabaysa wararka warbaahinta iyo qoraallada ka soo baxay hay’adaha maxalliga ah ee xuquuqda aadanaha ee sheegaya in Isniintii ay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ku xukuntay weriyayaasha kala ah: Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijabbar Maxamed Xuseen min 16 bilood oo xabsi ah, iyagoo loo haysto dacaayad…

Read More ›

Talooyinka Badqab ee CPJ: Tebinta wararka fayraska Corona ee Safmarka ah

Waxaa la cusbooneysiiyay 14-kii Agoosto, 2020 Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa 11-kii Maarso 2020 shaacisay in cudurka COVID-19 (fayraska Corona ee aan horay loo arag) uu yahay safmar. Weriyayaasha caalamka oo dhan ayaa dowr muhiim ah ka cayaara sidii dadweynaha ay u heli lahaayeen wararka ku aaddan fayraska iyo dedaallada ay dowladaha uga hortagayaan inkastoo…

Read More ›