Badqabka Muuqda iyo Kan Dijitaalka: Xariga iyo Qabashada

Askar ka tirsan laamaha ammaanka oo qabanaya weriyayaal shaqo ku guda jira, waxaana sawiray sawir-qaade Reuters u shaqeeya ka hor inta aan qudhiisa lagu qaban Minsk, Belarus 28-kii July 2020. (Reuters/Vasily Fedosenko)

Tebinta wararka qaar – sida tacaddiyada xuquuqda aadanaha, musuq-maasuqa ama rabshadaha – ayaa weriyayaasha u horseedi kara khatar ah in la xiro ama la qabto, gaar ahaan dalalka ay ka jiraan nidaamyada keli-taliska ah ama ay ka hawlagaan ciidamo badan.

Marka ay ku qabtaan laamaha ammaanka, waa inta badan wanaagsan in aad amarkooda raacdo, xitaa haddii aysan tallaabooyinkaas sharci ahayn, si aanay dhibaato kuu gaarin.

Weriyayaashu waxa ay raaci karaan talooyinkan ku aaddan badqabka muuqda iyo kan dijitaalka ah si ay isu difaacaan.

Talada Badqabka Dijitaalka

In aad qaado tallaabooyin aad ku xaqiijinayso ammaanka qalabkaaga iyo xogta ku jirta ka hor suuragalnimada ah in lagu xiro ayaa waxa ay yareyn kartaa fursadda ay dadka kale ku heli karaan macluumaadka kugu saabsan ama xogta cidda aad warka ka hesho. 

Diyaarinta Qalabkaaga

Haddii lagu qabto ama lagu xiro, waxaa dhici karta in qalabkaaga lagaa qaado oo la baaro.

Raac tallaabooyinka soo socda si aad u sugto ammaanka qalabkaaga iyo xogta ku jirta:

Ilaalinta cinwaanadaada

Haddii lagu qabto, waxaa lagu weydiin karaa in aad sheegto lambarka sirta ah ee cinwaanadaada internet-ka. Inkastoo aadan dadka ka celin karin in ay furtaan cinwaanadaada, haddana waxaad qaadi kartaa tallaabooyin ka hortag ah oo aad ku xadideyso xogta ay heli karaan.

Xakamee xogta ay dadka ka heli karaan cinwaanadaada:

Talada Badqabka Muuqda

Waxyaabaha tixgelinta mudan ka hor u bixida shaqada

Baaritaan ku samee oo fahan xuquuqda ka weriye ahaan aad ku leedahay dalka aad ka soo warrami rabto. Isku-day inaad ogaato:

Xiriirka

Marka aad hawsha ku jirto

Haddii lagu qabto/xiro

Qalabka Badqabka CPJ ee online-ka ah ayaa waxa uu weriyayaasha iyo warbaahinta siiyaa macluumaadka asaasiga ah ee badqabka jireed, kan dijitaaliyo midka maskaxeed, gaar ahaan marka ay soo tebinayaan wararka rabshadaha waddamada ka dhaca. Haddii aad u baahan tahay caawinaad, weriyayaashu waxa ay la soo xiriiri karaan CPJ iyagoo isticmaalaya cinwaanka emergencies@cpj.org.

Exit mobile version